Effective Date: November 1, 2025
Issued By: CelluTech Information Technology
Approved By: Management Board
The purpose of this policy is to provide clear terms and conditions for CelluTech's Food and Refreshments Program, ensuring fairness, transparency, and smooth management of meal services for all employees.
CelluTech provides its team members with daily refreshments and optional meal subscriptions as part of the company's welfare and employee support initiatives.
Two refreshments are provided free of charge for all employees:
Employees may optionally subscribe to receive three daily meals (Breakfast, Lunch, and Dinner) under the following terms.
| Meal Type | Monthly Fee (ETB) | Description |
|---|---|---|
| Breakfast Only | 1,500 Birr | Served daily in the morning. |
| Lunch Only | 2,500 Birr | Served during the lunch break. |
| Dinner Only | 1,000 Birr | Served in the evening for employees working late. |
| Full Package (Breakfast, Lunch & Dinner) | 5,000 Birr | Covers all three meals daily. |
Subscription fees must be paid between the 1st and 5th day of each month. Payments made after the 5th day will not be accepted, and the employee will not be included in the meal list for that month.
Employees cannot join the meal program after the 5th day of the month. Late requests will be deferred to the next month's cycle.
Once an employee subscribes and payment is made, the amount is non-refundable for that month, regardless of attendance, leave, or other circumstances.
Employees can choose to join or cancel their meal subscription only at the beginning of each month (1st–5th). No mid-month cancellations or changes are allowed. To discontinue participation, the employee must notify HR or the admin team before the 5th day of the month.
Any employee who fails to make the subscription payment by the 5th day of the month will be automatically removed from the meal list for that month.
The HR Department and Administration Team are responsible for implementing and monitoring this policy.
All employees who join the Food and Refreshments Program must acknowledge that they have read, understood, and agreed to these terms and conditions before making their monthly payment.
Taariikhda: 1 Nofeembar, 2025
Soo Saaray: CelluTech Information Technology
Ansixiyay: Guddiga Maamulka
Ujeeddada qorshahani waa in uu caddeeyo shuruudo iyo xuduudo cad oo loo marayo Qorshaha Cuntada iyo Cabitaanka CelluTech, iyadoo la hubinayo in si caddaalad, cadcaddaan, iyo maareyn hufan leh adeegga cuntada loo siinayo dhammaan shaqaalaha.
CelluTech waxay siisaa dhammaan shaqaalaheeda cabitaanno maalinle ah iyo saddexda waqti ee cuntada taas oo qayb ka ah dadaallada samafalka ah ee shirkadda iyo taageerada shaqaalaha.
Laba waqti ayaa loo bixiyaa si bilaash ah dhammaan shaqaalaha:
Shaqaaluhu way ikhtiyaar u leeyihiin inay is diwaan galiyaan si ay u helaan saddexda waqti cunto maalinle ah (Quraac, Qado, iyo Casho) waxaana hoos ku qoran shuruudaha.
| Nooca Cuntada | Kharashka Bishii (ETB) | Sharraxaad |
|---|---|---|
| Quraac Kaliya | 1,500 Birr | La sameeyaa subax kasta. |
| Qado Kaliya | 2,500 Birr | La sameeyaa xilliga qadada. |
| Casho Kaliya | 1,000 Birr | La sameeyaa fiidnimada. |
| Saddexda waqti oo Buuxa (Quraac, Qado & Casho) | 5,000 Birr | Wuxuu qaadanayaa saddexda waqtiba cunto maalinle ah. |
Kharashyada diiwaangelinta waa in lagu bixiyaa inta u dhexeysa maalinta 1aad iyo 5aad bil kasta. Lacagaha lagu bixiyo ka dib maalinta 5aad lama aqbalayo, qofkaasna lama gelinayo liiska cuntada bishaas.
Shaqaaluhu ma geli karaan qorshaha cuntada ka dib maalinta 5aad ee bisha.
Marka shaqaale uu is diiwaan galiyo oo lacagta bixiyo, lacagtaas qofka looma celinayo bishaas, iyadoon loo eegaynin xilliga imaatinka, fasaxa qofka, ama xaalado kale.
Shaqaaluhu waxay dooran karaan inay galaan ama joojiyaan diiwaangelinta cuntada kaliya bilowga bil kasta (1-5). Joojin ama beddel bisha dhexdeeda ah lama ogola. Si ay u joojiyaan cuntada, shaqaaluhu waa inay u sheegaan Waaxda Shaqaalaha ama kooxda maamulka ka hor inta aanay dhaafin maalinta 5aad ee bisha.
Shaqaale kasta oo aan ku bixinin kharashka diiwaangelinta ilaa maalinta 5aad ee bisha si toos ah ayaa looga saari doonaa liiska cuntada bishaas.
Waaxda Khadka Shaqaalaha iyo Kooxda Maamulka ayaa mas'uul ka ah fulinta iyo kormeerinta qorshahan.
Dhammaan shaqaalaha ee ku biiraya Qorshaha Cuntada iyo Cabitaanka waa inay aqbashaa inay akhriyeen, fahmeen, oo ogolaadeen shuruudahan iyo xuduudahan ka hor inta aanay bixin kharashka bishii.